Ugu yaraan 3 caruurha ayaa ku dhaawacamey ka dib Markii ay Ku ciyaareen Bamba Gacameed Caruurtaasi waxana Laga keen Degmada Baradale Ee goblka Bay waxana hada Hadooda Cafimaad Lagu Dabiibeyaa Isbitaalka ween Ee Gobolka Bay
D’r jimacale adan Isaaq oo ka mid ah shaaqalaha isbitalka Magalda Baydhabo Ayaa iiga warmey sida ay tahay carurta haladooda cafimaad waxana Uu yiri .
MUQAALKA VIDEOGA HOOS KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=sjAA6Kix_Ug&feature=youtu.be
Caruurtan aya Aha ku ay ku ciyaareyeen Bamba Gacameedka Waxan ay Ahaayeen Kuwa walalaha
waxana soo kala Gaarey Dhawacayo kala Duwan tasina Daraadeeda waxa ay keentey in ay san Aqoon bamba gacameedka .