Deeganka deynuuney oo Xoos yimada Magalada baydhbao Ee Haruunta Gobolka bay ayaa waxaa ka Jiraa Cudurka Shibin Biyoodka waxana Halkaasi laga soo sheegeyaa in dad Afartameeyo ah ay ugu geeriyoodeen deegankaasi cudurka Shibin niyoodka Kaasi oo ay Ku Dhimaneyaan dad waaween iyo Caruur daduuda U dhaxeyso 5 sano .
Gudoomiyah deeganka deynuuney Zakariya Cali yarrow ayaa ka daley Dhibatada Cudurka shibin Biyoodka Uu ku Hayo Dadka deegankaasi wana uu yiri.
Sidoo Kale Gudoomiaya oo Hadalkiis siiwata ayaa codsi U direy Dowlada Dhexe Iyo Dowlada KonFur Galbeed in ay Cilgaaraha ay Ku soo Ceegan deeganka deynuuney .
Deegnada koonFur Galbeed somaliya ay ka jiraan Abaaro waxan Bulshada dabajer hoogan Ku haaya Cudurka Shibin Biyoodka Kaasi oo dad Badan ay u dhinteen qaar kalena ay Hada ay lacil darnyihiin .
Wallow Deeganda qaarna ay yihiin Kuwa wadooyinkooda Xiran .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen