{WARSANRADIO} Xafladan waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana lagu gudoonsiiyay dhalinyaradii tababarka dhammaysatay shahaadooyin iyo qalab kala duwan ee koox kasta wixii lagu tababaray ka kooban. hadaba dhagayso hadaladii ay munaasabaddaas ka jeediyeen Ma’s uuliyiintii kala duwanaa ee ka soo qaybgalay xaflada.