Xildhibaan Dahiir Amiin Jesow oo sheegey in 158 shirkadood oo ajnabi ah ay ku jiraan Xirada Xalani
Waxaa uu Xildhibaanka sheegey in Shirkadahaas ay u shaqeeyaan 2000 oo shaqaalo ajnabi ah kuwaasoo aan u diibaangalsaniin Dowlada Federaalka Somaaliya
Wariye Deeqo Nuur Adan