Maamulka Gobolka Bakool Oo Mamnuucay In Qaad La Geeyo Xudur
Maamulka Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada xudur ee
Xarunta Gobolkaas waxa ay ku qabteen kulan looga hadlayay dahnka maniga kaa soo
laga soo saaray qodobo ku saabsan dahnka amniga.
Maxamed Cabdi Maxamed Told Guddoomiyaha Gobolka Bokool oo qodobadii ka soo
baxay kulankaas Warbaahinta u akhriyay ayaa sheegay in aan waxqaad(Jaad) ah la
keeni Karin magaalada Xudur ilaa amar dambe.