Xildhibaanada baarlamaanka koonfur galbeed waa laba garab oo u kala saftey mooshin la doonaayo in xilka lagaga tuuro madaxweyne shariif xasan sheikh aadan
Qaar waxey wadaan mooshin qaarna way ka soo hor jeedaan inta badan xildhibaanada mooshinka wada madaxeynaha waxey ku heystaan wax qabad laโaan iyo iyogoo mar walba afka ku haaya madaxweynuhu muxuu u lahaan waayey madaxweyne ku xigeen ama uu u soo magacaabi waayey
Xildhibaanada mooshinka ka soo horjeeda iyaguna waxaa ay leeyihiin mooshin waqtigiisa lama joogo madaxweynaha hal sano ayaa u harsan marka in waqtigiisa lagu simo ayaa haboon ayey ku difaacayaan mooshinkan
Xaaladan cakiran muu xakeeda noqon doonaa halkeese ku dhamaan doonaa is qab qabsigan iyo eedeyntaan baarlamaanka dhexdooda ah