BAYDHABO–{WARSANRADIO}– :-Barnaamijka Dooda Jimcaha ee Warsan oo dood Kulul Dhexmartey odiyaasha Dhaqanka kgs iyo Xildhibaanada Mooshinka Ka wada Shariif Xasan
Dhawaan Waxaa Shir Baydhabo Ku Qabtey Odiyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed
Waxaana ay sheegen in Xildhibaankii Ka soo Hor jeesta Maamulka Shariif Xasan Ay Xilka Ka Qaadi
Doonaan
Waxaana Markiiba War Ka soo Yeerey Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Ku waasi oo yiri
odey dhaqameed xil naga qaadi kara ma jirto dastuurkana meel uu ugu yaala ma jirto sida xildhibaanada
ay sheegeen
Hadaba maanta barnaamijka dooda jimcaha ee idaacada warsan waxaa dood ku kul dhexmartey
odiyaasha dhaqanka iyo xildhibaanada koonfur galbeed