{WARSANRADIO} Siminaarkan ayaa socon doona illalaba maalin waxaana ka faa idey sanaaya illa 30 wariye oo ย ka howl gala magaala madaxda gobolka bakool ee xudur waxaana siminaar ka u qab tey ururka suxufiyiinta soomaliyeed ee nusoj
Wariyaasha waxey isugujiraan gabdho iyo wiilal oo badi u shaqeeya idaacada radio xudur ee magaaladaas
Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta soomaaliyeed ee nusoj maahir jaamac oo goob jog ka ahaa furitaanka siminaarkan ayaa ka war bixiyey wax yaabaha la bareyo wariyaasha iyo macalimiinta bixin doona casharada ย ay qaadandoonaan