{WARSANRADIO} Raiisul wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo magacaabay Wasiiro, Wasiiro kuxigeeno iyo Wasiiro dowlayaaL oo kabana naa xukuu madiisa
1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta
2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga
3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta
4- C/casiis C/llaahi Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha
5- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta
6- Maxamuud Maxamed Boonow Wasiirudowlaha Amniga
8- Aadam Isaaq Cali wasiirkuxigeenka Warfaafinta