{WARSANRADIO} Barnamijkii tartan Aqoneed 10 Ka Xafadod ee Magalda Baydhabo caawa waxaa dha maaday Qeebtii koowaad ee Tartanka waxaan bi laawnay Qeebtii Labaad
Ramadan kariim Idaacada warsan waxay oo Hambalyeeney saa
Sanadii 5 naad ay idin kaga faa idaynayso tartanka Qiimaha badan oo socda sanadkii 3ede xaad Tabo galiso Garab walaal iyo Jaamacada USS oo nagala shaqeey nayso dhanka su`aalaha iyo Jawaabaha wanaagsan ayadoo aad iyo aad ugo mahadsan
Tartanka caawa waxaa uu ku dha maaday
Haabara {A} Waa {10} dhib cod
Waabari {A} Waa {14} dhib cod
Haben dambe : Holwadag {B} Cadaada {B}
Hadaba Dhageesta Tartanka Caawa