{WARSANRADIO} Xililagu gudu jiray soodhawaynta wafuudda kaqaybgalaysa Shirka Amniga Qaranka oo kadhacaya Magaalada Baydhabo, ayaa qaarka titrsan Ilaalada Madaxtooyada K>G.S Soomaaliya jirdiliyo shaqoka horistaag waxaa ay kusameeyeen Wariyayaasha ka hoowlga la K.GS ee TVYada, Raadiyayaasha ,websaaytayada wakaaladaha wararka.
Kadib waxaa ay wariyayaasha kasoodareereen madaxtooyada kadibna shirjaraa ’iidayaqabteen waxaana kahadlay mas’uuliyiinta ururka Saxafiyiinta K.G.
Gudoomiye kuxigeenka ururkasuxufiyiinta Qaran kaahna gudoomiyaha ururka suxufiyiinta KoofurGalbeed ayaa kudhawaaqay Todobaad shaqo joojinah in ay sameeyaan dhamaan Wakiil wareedyada warbaahinta kala duwan,
Waxaa uu sidoo kale Gudoomiya ha suxufiyiinta Koofur Galbeed ayaa ugacudurdaaray Mas’uuliyiinta Warbaahinta mudadaas Shaqojoojinta ah in aysan kulaxisaabtamin wakil wareedya dsi ay uga jawaabaan xadgudubyada loo gaystay.