Furitaanka kal fadhiga baarlamanka kgs waxaa soo xaadirey 92 mudane waxaana furitaanka goob jog ka ahaa gudoomiyaha barlamaanka federaalka soomaliya ahna kusimaha madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaliya maxamed mursal sheikh cabdi raxmaan ,madaxweynaha kgs shariif xasan sheikh aadan, iyo xildhibaano ka tirsan baarlamanka soomaliya.