Baydhabo Somaliya{WMN}-Munaasabadan oo ka dhacday Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaano ka tirsan Koofur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana taageero loogu muujinayaa Mukhtaar Roobow. iyadoo uu
ololaha oo ka wado Baydhabo ayaa xoogeysteen markii maalintii Khamiistii uu imaaday Baydhabo waxaa uu kulamo la qaadanayay odayaasha dhaqanka Koofur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Mukhtaar Roobow ayaa ka mid ahaa aas aasayaasha Al-Shabaab, waxaa uu soo noqday Afhayeenka Kooxda iyo Hoggaamiye kuxigeenka, hase ahaatee sanado ka hor isaga soo baxay, isagoo wada hadalo la furay dowladda.
Xaflada Maanta ayaa waxaa kahadlay Xildhibaano Aqoon yahano iyo malaaqyada Dhaqanka iyo weliba Haween intaba waxay Taageero o haayeen Sheikh Mukhtar Robow Dad Weeynaha Reer Baydhabo booxdhaafiyay Hotelka ayaa taagnaa Banaan ka iyo wadooyinka
Hadaba taageeradii Musharax ee manta kadhacday Hotel bairmunikh Baydhabo hadaladii Gaabnaa uu kajeediyay Roobow hoos kadhageeyso