Baydhabo Somaliya{WMN}- Wasiirka Dastuurka DGKs ahna Af-hayeenka Golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada cabdulaahi Sheekh Xasan oo shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Hiirshabeele Maxamed Cabdi waare kaasoo ahaa in Madaxda Dowlad goboleedyada ay ka weecdeen ujeedooyinkii loo unkay golagaha.