Home WARARKA MAANTA Dhageyso:- Afartan lix macalin oo dhamaystay kuliyadda tababarka macalimiinta ayaa munaasabad ay ku qalin jabinayeen waxaa lagu qabtay hoolka jaamacadda koofurta Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo.