Home WARARKA MAANTA Dhageyso+Sawiro:-Iyadoo 2020-ka lagu wado iney dalka ka dhacdo doorasho qof iyo codkiisa ayaa dalka gudihiis waxaa ka socda furashada axzaab siyaasadeed ee doonaya iney ka qeyb galaan doorashooyinka dalka.