Baydhabo(WMN)Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha DGKS Abdulahi Isak Ganey Ayaa Ka Qaybgalay Kulan Gollaha Wasiirada La Qateen Wafdi uu Hogaaminayo Wakiilka Hay,adda Unicef oo Manta Baydhabo Soo Gaaray.
Wafdigan ka Socday HAY,ADDA UNICEF oo Hagaaminayey Wakiilka HAY,ADDA UNICEF ee Somaliya Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka baay ayaa Kormeer Xarumaha ay kunool yihiin Dadka Barakacayaasha ah ujeedka kormeerka waxa Uu ahaa Sidii ay uogaan lahayeen Xaaladaha Nololeed ee ay ku nool yihiin Dadka Barakacayaasha ah.
Xarunta Madaxtooyada Kumeel gaarka h Dowlad Goboleedka kg ee Baydhabo Waxa wafdiga kulan kula Qaateen Qaar katirsan Golaha wasiirada Agaasimaha Guud Madaxtooyada iyo Agaasimaha Wasarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose Dowlad Goboleedka.