Baydhabo(WMN)_Kullan looga hadlaayey amaanka iyo dib u soo celinta Bilacda Magaalada Baydhabo Oo maanta Xaruunta Degmada Baydhabo ka dhacay.
Waxaa Soo Qaban qaabiyey Maamulka Gobolka Iyo kan Degmada Baydhabo Waxaana Ka Qeyb Galey Laamaha Amaanka Gobolka Iyo Kuwa Degmada Baydhabo Gudoomiyaasha Xafadaha Magalada Baydhabo iyo Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada ku Dhaqan maglada baydhabo.
- Kulamadaan ayaa waxay kamid yihiin kulamada dib loogu soo celinaayo bilicda iyo amniga magalada baydhabo.