Guddiga Farsamada & Maamul Dhisidda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta oo Jimce ah si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug.
Xildhibaannada Maanta lagu dhawaaqay oo ka kooban 83 Xubnood oo ay ku jiraan Xildhibaannada Ahlusunna ayaa waxaa ka harsan Lix Xildhibaan oo Gudidga ay sheegeen in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kusoo dhameystiri doonaan.

Odayaasha saxiixayaasha Galmudug ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ay mashquulsanayeen arrimaha dib-u- heshiisiinta beelaha wada-dega Galmudug(WMN)_ deegaannada Galmudug iyo soo xulista xubnaha kamid noqon doona Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.
Odayaasha saxiixayaasha Galmudug ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ay mashquulsanayeen arrimaha dib-u- heshiisiinta beelaha wada-dega deegaannada Galmudug iyo soo xulista xubnaha kamid noqon doona Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.