Maamulka gobolka bakool ayaa waxaa uu xaraga kajaray ceelbiyood loogu talagay in lagaarsiyo xaafadaha ay ka kooban tahay degmada xudur ee xarunta gobolka bakool.
Ceel biyoodkaani ayaa waxaa degmada xudur laga xirgaliyay 2019 xiligaani oo ceelka saarnaa matoor kadib markii shacabka ay awoodi waayeen in ay helaan shidaanka matoorka saran ceelkaasi.
Hay`ada SSF ee hirgalisay ceelkaasi ayaa kadib waxay ay u bedeshay sistam solar kaasi oo fududeen doonaa soo saarista biyaha, waxaana maamulka gobolka ayaa mar labaad ugu mahadcelisay hay`ada SSF sida fiican ee ay ugu shaqeysay in lahelo ceel biyood isticmaali donaan dhamaan shacabka degmada xudur.
Tabiye: Maxamuud Cali Cabdulaahi.