Tartanka Bisha barakaysan ee Ramadaanka ee Radio Warsan ayaa caawa habeenkii 2-aad galay wareegii seddexaad ee Neckout-ka ayaa waxaa isku arkay xaafadaha kala ah Horseed (A) iyo Dooynuunay (B) tartanka oo lahaa xiiso gaarah ayaa waxaa Tartamayaasha lawaydiiyey min Todoba su’aal waxaan xaafada Horseed (A) latimaadday 6 dhibcood halka ay xaafada Dooynuunay (B) la’imaaday 15 dhibcood taasi oo ka dhigaysa in ay tartanka isaga hartay xaafada Horseed A .hebeen dambe waxn taratan ka sueynaa afar Xaafadood oo kala ah Horseed (A) iyo Isha A oo 8:00 habeenimo tartamaya iyo Daarusalaam B iyo Dooynuunay A ayagan 9:30 habeenimo ayuu tartakooda soo galaya.
Horseed (A) OO CAAWA LA SAGOOTIYEY
previous post