Baarlamaanka degaanka Soomaalida ayaa maanta xasaanadii ka qaaday 12 xildhibaan oo maanta muran ka dhex abuuray golaha.
Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu daro xilka qaadis lagu sameeyo madaxda ugu sarraysa Deegaanka.
Xildhibaanada laga qaaday Xasaanada ayaa kala ah:
Maxamed Axmed Layli
Axmed Aadan axmed
C Waali Axmed Faarax
Mahad Xasan Maxamed
Shaafi Cashiir
Nadiir Yuusuf Aadan
C risaaq C Laahi Belyi
Yuusuf culmi isaaq
Axmed xasan nuur
Yuusuf axmed xirsi
Nimcaan claahi xamare
C raxmaan curaagte