Shabakada Warbaahinta Warsan waxay ummada Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ugu hambalyayneysa Ciidul Fidriga.
Waxaan Ilaaheey ka baryaynaa inuu soonkeenii naga aqbalo islamarkaana uu sannadka xiga nagu gaarsiiyo caafimaad iyo baraare.
Eid Mubarak! 💚
“Kul ‘am wa antum bi-khair!”
(كل عام و انتم بخير)
“Taqabbala Allahu minna wa minkum.” (تقبل الله منا ومنكم)
Meel kasta oo aad dunida ka joogtaann waxaan idiin rajeyneynaa Ciid Wanaagsan.
Ku ciida farxad iyo reyn reyn.
Nala wadaag magaalada iyo wadanka aad ku ciideyso sannadkan iyo sida uu kuu saameeyay caabuqa Karoona