Dhageyso qeybta (8aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala ah C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) iyo Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Dhageyso:-Barnaamijka Bidhaamiye
previous post