Allah u naxariistee waxaa magaala Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Galmudug, kaas oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa isbitaalka Erdogan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaanka ayaa lagu magacaabi jirayΒ Axmed Sheekh Yuusuf (Galti). waxaana uu u geeriyooday xanuun maalmihii tagay uu la jiifay marxuumka, sida ay xaqiijiyeen qaar kamida Elelada xildhibaanka geeriyooday.
Madaxweynaha Galmudug, Baarlamaanka maamulkaas iyo masβuuliyiin kale ayaa ka tacseiyeeyey geerida ku timid allah u naxariiste XildhibaanΒ Axmed Sheekh Yuusuf (Galti). ooΒ Muqdisho ku geeriyooday.