Barnaamijyada Idaacada warsan ee magaalada Baydhabo ayaa ah kuwo badankooda hadiyado lagu siiyo dhageystayaasha Idaacada ku xiran,waxaana barnaamijkan uu ahaa mid wariyaasha ku salaamayeen ehelkooda iyo asxaabtooda.
Qeybtan hoose ka dhageyso salaamaha wariyaasha ee eheladooda salaan hawada u marinayay