Idaacda Warsan ee magaalada Baydhabo ayaa maanta oo jimca ah waxaa ay qabatay dood looga hadlayay dhibaatooyinka ka dhacaya xerooyinka gaar ahaan kuwa soolar la,aanta ah ama iftiinka aan la heyn.
Qeyba hoose ka dhageyso dooda oo dhamaytiran oo ay ka qeyb qaadanayaan qof ka socda hay,adaha iyo dadka barakacyaasha