Waa doodii sedaxaad oo aynu uga hadalney arimaha cadaalada,laakin dooda maanta waxay si toos ah loogu falanqeeyey tiirarka cadaalada.
Mashruuca baahinta Cadaalada waxaa iska kaashadey EAJ iyo SACG
Qeybta hoose ka dhageyso dooda oo xiiso gaar ah laheyd maanta.