Doodan oo looga hadlayay Cudurka Corona Virus ee lagu qabtay Istuudiyaha Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa iska kaashadey Hay,adda Tubta Nabada Soomaaliyeed,Life And Peace institute iyo EU.
Qeybta hoose ka dhageyso dooda oo dhamaystiran iyo sawirada.
Waxaa daadihinayay dooda Wariyaheena Muxidiin Xusni.