Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka dhaheysaneysaan idaacada Warsan
Talaado kasta waxaa dhegeysansaa Barnaamijka Beeraha waxaa idin soo Jeedinaya Maanta Yuusuf Sheekh Aadan.
Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada
previous post