Barnaamijka marinka cadaalada waxaan si gaar ah uga hadalney arimaha guurka qasabka ah iyo gudniinka fircooniga ah.
Qeybta hoose ka dhageyso dooda oo ay iska kaashadeen Hayaddaha kala ah Somali community action group (SCAG) ama iskaag iyo (EAJ) Expanded access to justices.