Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1442, sanad walba maanta oo kale waxaa ay muslimiinta u dabaal-degaan maalintii Hijrada.
Taariikhda hijriga ah waxaa laga bilaabay Hijradii nabiga( NNKH )uu ka hijrooday magaalada Makka una hijooraday magaalada Madiina oo ahayd 22 Rabiic Al awal oo waafaqsaneyd 24 September 622-miilaadiga.
Saxaabadii Nabigu RC waxay isku raaceen in taariikhda laga bilaabo maalintii Hijrada oo ahayd, Taariikhda waxaa qoray Saxaabiga Amiirkii Muslimiinta Cumar Bin Khadaab (R.C).
Warsan News Baidao, waxaa ay akhristayaasheeda iyo dhageystayaasheeda waxay u rajeyneysaa nolol iyo barwaaqo.