Maxkamada gobolka Bay maamulka koonfur Galbeed ayaa maanta xukun 5 sano xarig ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu kufsaday gabar 5 sano jir ah.
Ninkaan ayaa dhawaan maalmihii lasoo dhaafay lasoo taagayay Maxkamad ku taalla Magaalada Baydhabo.
Maxkamada ayaa sheegtay in maxamed aadan cali oo 20 sano jir ah uu kufsaday Ceeyni Cabadullahi baadiyoow oo 5 jir ah.
Todobaadkii hore maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maxkamad la’aan toogtay labo ruux oo lagu eedeeyay in ay kufsadeen wiil yar.