Koox hubaysan oo weerar ku qaaday bariga Jamhuuriyada Dimoqoraadiga ee Congo ayaa waxa ay dileen dad badan oo shacab ah.
Masuuliyiinta gobolka iyo kuwa ciidamada ayaa sheegay in la laayay illaa iyo 13 ruux oo shacab ah.
Kooxda weerarka qaaday oo loosoo gaabiyo (ADF), ayaa la asaasay 19i6’dii iyagoona fadhigoodu yahay bariga dalka Uganda.
Sanadihii lasoo dhaafay ayay kasoo gudbayeen xadka labada dal iyagoona gudaha Jamhuuriyada Congo ka geesanayay weeraro ay dad badani ku dhinteen.