Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta qabatay Barnaamij ku saabsan muhiimada Waxbrashada ay leedahay,sidoo kale maalinta Akhriska iyo Qoraalka oo maanta ku beegan ayaa laga hadlayay.
Barnaamijka Waxaa marti noogu ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbrashada Koonfur Galbeed Mudane Fadal Macalin C/laahi,dhageystayaasha ayaa Barnaamijka khadadka taleefonka iyo qeybta Live-ka fecebooga uga qeyb qaadanayay.
Qeybta hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhamaystiran