Dab xoog leh ayaa mar kale baabiβayay inta badan dhismooyin ganacsi oo ku yaala caasimada dalka Lubnan ee Bayruut.
Dabkaan oo markiisii hore ka bilowday dhismo ay degantahay shirkad Ciraaq laga leeyahay ayaa ku fiday suuq ay dad badan wax ka badan iibsadaan.
Kooxaha gurmadka oo goobtay ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay damiyaan dabkii holcayay.
Dhismooyinkaan gubtay ayaa aad ugu dhaw dekeda magaalada Bayruut oo bil ka hor ku burburtay qaraxyo waa weyn oo ka dhex dhacay kuwaasoo sababay dhimashada boqolaal ruux iyo dhawaaca kumanaan kale.