Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha todobaadkan waxaan ku eegaynaa Qurminta haraaga dhirta iyo digada si loogu nafaqeeyo ciidda, waxayna qayb wanaagsan ka ciyaarta kor u qaadista wax soo saarka, sidee beeralayga u diyaarin karaa digada iyo waxyaalaha kale ee la qurmiyey si ciidda loo nafaqeeyo
Barnaamijka waxaa iskakaasadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena