Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa siweyn uga soo horjeestay guddiga doorashada heer federaal oo ay dowladdu ku dhawaaqday isaga oo eedeyn u jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya
Cabdi Xaanshi ayaa ku eedeeyay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayuu ku eedeeyay in uu ka taggan sida uu hadalka u dhiggay xubno ka mid noqon lahaa guddiga oo uu u gudbiyay.
Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay xubnaha Gobollada Waqooyi ku matala labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaa oo ku eedeeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare qalqalgalin siyaasadeed iyaga oo sheegay in uusan matalin sida ay hadalka u dhiggeen kuraasta Gobollada Waqooyi.
Hoos ka akhriso Qoraalka ka soo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare