Dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan aan uga hadleyno la dagaalanka cayayaanka iyo cudurada ku dhaca dalagyada iyadoo aan sun la isticmalayn,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena
Dhageyso:-Qeybta 9 aad ee Barnaamijka Beeraha
previous post