Dhageyso Barnaamij ku saabsan ka qeyb galka haweenka wada-xaajoodka nabdda iyo dib-u-heshiisiinta ee bulsha dhexdeeda.
Dooda ayaa waxa ka qeyb galey
1 Xamdi Maxamed Cali oo ka tirsan ururka Bay women
2 Najmo Nuur Maxamed
3 Asmo Maxamed Cabdi oo ka tirsan ururada Bulshada
4 Aamina Maxamed Cabdi oo ka tirsan Ururada Haweenka.
Hoos ka dhageyso dooda uu daadidineysa Shukri Bidhaan.