Hoos ka dhageyso Ku celia Qeybta 6 aad ee Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada.barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa nafaqada laga helo Kaluunka,waxana soo saartey Hay’ada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO