Hoos ka dhageyso Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada .Barnaamijka ayaa waxaa soo sartey Hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO.
Dhageyso:-Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
previous post