Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo kor u qaadista wax soo saarka beeraha, sidee beeralayda u diyaarin karaa digada iyo waxyaalaha kale ee la qurmiyey si ciidda loo nafaqeeyo waxana soo saartey Hayada Qaramada midoowe ee FAO.