Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka beeraha waxan kaga hadleynaa Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynay,Barnaamijka waxaa soo saartey hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO.
Dhageyso ku celiska Barnaamijka Beeraha
previous post