Dhageyso ku celiska Barnaamijka Beeraha waxan todobaadkan waxan kaga hadleynaa Wakhtiga ku haboon ee dallagga ay tahay in la waraabiyo iyo doorkay ka qaadato wanaajinta geedka iyo faya qab kiis.Barnaamijka Waxaa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan
Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Beeraha
previous post