Qaybtaan koowaad waxay ka sheekay naysaa Deegaan ay bulshadiisu ku buraarugays nayn Nabadda balse markii dambe ay dhalinyaro u istaagaysa sidii deeganku ugu hormarin lahaa Nabadda iyo isdhexgalka bulshada si looga fogaado jinsi faquuq,colaad iyo dib-u-dhac dhanka horumarka bulshada