Hoos ka dhageyso Dooda oo looga hadlaayo hormarka bulshada iyo saameynta ay ku leedahay Nabada.
Dooda waxa daadihinaya Wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) waxana ka so qeyb galey ama marti ku ahaa studiyha Warsan ,Ustaad Nuur Aadan,Ali Maxamed kuusoow (Ali Atoor),iyo Deeqo Axmed Yusuf.