Barnaamijka Tartan Aqooneed Xaafadaha ee Radio Warsan oo ay maal-gelineyso saxaab company, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Baydhabo, waxaana caawa ku tartamayey
Towfiiq (B) iyo Daarusalaam (A) waxaa Xaafadaha oo la waydiiyey min Todobo su’aal ayaa waxay la yimaadeen dhibcooyin kala ah Towfiiq (B) oo heshay 6 Dhibcood,
Halka Daarusalaam (A) heshay 10 dhibcood sidaasna waxaa guusha ku raacday xaafada Daarusalaam (A) oo keensatay 10 dhibcood