Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan wareegii 2aad waxaa ku tartamay group (A) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Daarusalaam(B) iyo Salaamay (A)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan
Daarusalaam(B) 13-10 Salaamay (A)
Sidaasna guusha ku raacday xaafada Daarusalaam(B) oo latimid dhibco dhan 13 dhibcood