Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo todobaadka La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada beeraha iyadoo la isicmalayo sunaha iyo kiimikada barnaamijka ayaa waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO.